Al-Shabaab oo sheegtay iney Muqdisho ku dileen Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada & Booliska

Al-shabaab ayaa warar ay baahisay ku sheegtay in dabley ka tirsan ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ee ka howlgala Madaxtooyada Soomaaliya. Al-shabaab ayaa sheegatay inay shalay gelinkii dambe xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ku khaarijiyeen sarkaal sare oo katirsanaa madaxtooyada Villa Somalia, kasoo ay magaciisa ku sheegeen Laba-xiddigle Cumar Colow, … Continue reading Al-Shabaab oo sheegtay iney Muqdisho ku dileen Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada & Booliska